Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo dib u furaya xadka labada dal “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo dib u furaya xadka labada dal “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya, ayaa go’aan ka gaaray in dib loo furo xadka u dhaxeeya si habeysan muddo sagaashan (90) maalmood gudahood ah oo ka bilaabaneysa maanta 15-ka May 2023.

Barta xuduudka Mandheera iyo Buled-Xaawo  degmada Mandheera, ayaa dib loo furi doonaa soddon (30) maalmood gudahood, iyadoo dib loo furi doono barta xadka Liboi-Harhar/Dhoobleey ee degmada Gaarisa 60 maalmood gudahood.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sagaashan (90) maalmood laga bilaabo maanta, barta Daresalam ee Kiunga-Ras Kamboni borde, ee maamul goboleedka lamu, ayaa dib loo furi doonaa. Barta afraad ee soohdinta ee degmada Wajeer,ayaa loo tixgelin doonaa in la furo waqti dambe.

Kenya iyo Soomaaliya waxa ay si joogto ah uga wada shaqayn doonaan sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen khibradaha, hawlaha iyo ka-qeybgalka xuduudaha, iyaga oo maskaxda ku haya isbeddellada Amni ee soo baxaya iyo dhaqdhaqaaqyada ka gudbaya Xaduudaha Qaranka, gobolka iyo kuwa qaaradaha.

Kulankan heerka sare ah ayaa ka dhacay guriga Harambee, oo ay ka soo qeyb galeen, Mas’uuliyiin kala duwan oo labada dowladood ah.

Previous Post

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya oo kulan la qaatay ardayda halkaa wax ka barata

Next Post

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka “SAWIRRO”

Next Post
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In