Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo Radio Muqdisho “SAWIRRO”.

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo Radio Muqdisho “SAWIRRO”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi oo kala saxiixday heshiis ayaa si rasmi ah u shaaciyay in Raadiyo Muqdisho lagu soo kordhin doono Luuqadda Talyaaniga oo horey uga bixi jirtay Idaacadda xilliga dowladdii dhexe ee dalka.

Wasiir Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in mudooyinka dambe ay Wasaaraddu ku howlaneyd in Idaacadda lagu soo kordhiyo Luuqadihii ka bixi bixi jiray, haatanna lagu bilabi doono Luuqadda Talyaniga, taasi oo qeyb ka ah xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee Soomaaliya iyo Talyaaniga ka dhexeeyo..

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi ayaa xusay in Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga uu ka dhexeeyo xiriir soo jireen ah oo qoto dheer, uuna ku faraxsanyahay in dib Raadiyo Muqdisho laga baahiyo Luuqadda Talyaaniga.

Safiirka iyo Wafdiga la socday ayaa kormeeray Istuudiyeyaasha Raadiyo Muqdisho iyo keydka hadalka ee Raadiyaha oo ay ku keydsanyihiin taariikh aad u fac weyn.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shir guddoomiyay kulanka amniga “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo si weyn u durtay warbixin uu soo saaray Machadka Heritage

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay weerarkii argagixiso ee Manda Bay

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo si weyn u durtay warbixin uu soo saaray Machadka Heritage

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In