Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladaha Turkey iyo Qatar oo ka hadlay  xiisadda ka taagan dalka Tuunis

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladaha Turkey iyo Qatar oo ka hadlay  xiisadda ka taagan dalka Tuunis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxtooyada dalka Turkiga ayaa maanta canbaareysay go’aankii madaxweynaha dalka Tuunis uu xilka uga  qaaday ra’iisal wasaarihii dalkaas sidoo kalena uu ku joojiyay howlihii baarlamaanka dalkaas.

Dowladda Turkiga ayaa ku tilmaantay  tillaabadaas mid ka dhan habsami usocodkii dimuquraadiyeenta dalka Tuunis.

Related posts

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026

Afhayeenka madaxtooyada  Turkiga Ibraahim Kaalin ayaa sheegay in dowladdiisu diidantahay in rabitaanka shacabka Tuunis la dhinac maro , iyadoo  la carqaladeynaayo  dimuquraadiyadda  dalka Tuunis.

Dhanka kale, dowladda Qatar ayaa ugu baaqday dhinacayada siyaasiyiinta iyo madaxda dowoladda Tuunis inay ka baaqsadaan wax dhibaato u keeni kara dalka iyo dadka Tuunis.

Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Qatar ayaa loogu baaqay  siyaasiyiinta reer Tuunis inay khilaafka jira ku dhameeyaan wada hadal si looga gudbo dhibaatada  ka jirta dalka

Madaxweynaha Tuunis Qeys Saciid ayaa xalay xilka ka qaaday ra’iisal wasaarihii dalkaas isagoo sidoo kalena joojiyay dhammaan howlihii baarlmaanka.

Xisbiga ugu weyn dalka Tuunis ee lagu magacaabo Al-nahda  ayaa ku tilmaamay  go’aanka  madaxweynaha mid baalmarsan sharciga dalka u yaal.

 

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdi ka socda QM

Next Post

Ramla Cali oo taariikh cusub sameeysay

Next Post
Ramla Cali oo taariikh cusub sameeysay

Ramla Cali oo taariikh cusub sameeysay

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya Ururka Bulshada Bariga Afrika...

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026
0

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo Taalada ah booqasho rasmi ah ku imaanaya Magaalada Addis Ababa, ee...

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In