Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Federaalka iyo Hirshabeelle oo yeeshay kulan la xiriira horumarinta mashaariicda+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda Federaalka iyo Hirshabeelle oo yeeshay kulan la xiriira horumarinta mashaariicda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baladweyne-(Radio Muqdisho)-Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska isku-dubaridka mashaariicda midowga Yurub (NAO) ee Wasaaradda qorsheynta Qaranka iyo xubno ka tirsan Wasaaradda qorsheynta Hirshabeelle ayaa Maanta kulan looga hadlayay horumarinta mashaariicda ku yeeshay Magaalada Baladweyne.

Kulanka oo ay goob-joog ahaayeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Hirshabeelle iyo mas’uuliyiin ka socotay Xafiiska NAO oo uu hoggaaminayay khabiir , Cabdi Muxumad Axmed ayaa lagu soo bandhigay doorka iyo waajibaadka NAO iyo Sida ugu habboon ee loo wada shaqeyn karo .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shirka ayaa intii uu socday waxaa laysku dhaafsaday aragtiyo la xiriira sidii looga faa’iideysan lahaa mashaariicda kala duwan ee uu midowga Yurub ugu yabooho Soomaaliya oo mas’uuliyad ay ka saaran tahay Xafiiska NAO oo ka mid ah Wasaaradda qorsheynta Qaranka.

Previous Post

Maareeyaha Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka Cabdi Sheekh Axmed oo shir ku soo xiray Nairobi

Next Post

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Soomaaliya oo tababar loo soo xiray+Sawirro

Next Post
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Soomaaliya oo tababar loo soo xiray+Sawirro

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Soomaaliya oo tababar loo soo xiray+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In