Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Federaalka oo cambaareysay isku daygii Afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada Itoobiya.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay weerarkii argagaxiso ee Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya.

War ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ayaa tacsi loogu direy dowlada Ethiopia madaxdii lagu diley weeraro ka dhacay magaalada Addis Ababa iyo magaalada Bahir Dar.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

“Dawladda Soomaaliya waxay cambaareyneysaa isku daygii fashilmay ee ujeedkiisu ahaa in lagu afgembiyo xukuumadda sharciga ah ee gobolka Amxaarada ee Itoobiya. Waxaan ka xunnahay khasaaraha nafeed ee ka dhashay isku dayga Afgambi, kuna baaqeynaa in la adkeeyo sharciga iyo kala dambeynta,” ayaa lagu yiri Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadad Soomaaliya.

Weerar ka dhacay magaalada Bahir Dar ee Is-maamulka Amxaarada ayaa lagu diley Madaxweynihii Is-maamulkaas sidoo kale waxaa magaalada Addis Ababa lagu diley taliyihii guud ee ciidamada Dowlada Ethiopia.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Aby Ahmed oo shacabka kala hadlay warbaahinta Itoobiya ayaa cambaareeyay falkaas isku dayga Afgambi,isagoona ugu baaqay Ciidanka Itoobiya iney Difaacdaan dalkooda.

Previous Post

Galmudug oo aqbashay doorasho waqtigeedii ku dhacda iyo Wasaaradda Arimaha gudaha DFS oo soo dhaweysay.

Next Post

Kulan guud ee Xubnaha Golaha Shacabka BFS oo goordhow furmay.

Next Post
Golaha Shacabka oo ansixiyay xeerka dalka ka mamnuucaya shirkada DP World

Kulan guud ee Xubnaha Golaha Shacabka BFS oo goordhow furmay.

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In