Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo bilowday Nidaamka Mideysan ee Dad dhigista Fadaraalka Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo bilowday Nidaamka Mideysan ee Dad dhigista Fadaraalka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa si rasmi ah uga daah furay Nidaamka Mideysan ee dad dhigista Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Nidaamka Dad dhigista Mideeysan ee Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya oo ah mid ahmiyad weyn u leh hirgalintiisa ayaa waxaa si rasmi ah u bilaabay maamulka Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay wehliyeen injineero ka socday Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS Xubnaha Golaha Deegaanka Dagmada, ayaana si rasmi ah u furay Nidaamka Dad dhigista Mideeysan ee Heer Fadaraal, kaas oo la qorsheeyay in Guud ahaan Galmudug laga bilaabo Afar dagmo oo kala ah Gaalkacyo, Dhuusamareeb Cadaado iyo Caabudwaaq.

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay faa’iidada ku jirta Isdiwaan galinta iyo qaadashada Shahaadada dad dhigista Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya, isagoo sheegay inuu yahay aqoonsi Qaran meel kasta oo aad joogtana kuu ah cadeeyn.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo soo xiray kulan Cilmiyeedka xarunta Cilmi-baarista

Next Post

Israel oo Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan boqol ruux

Next Post
Israel oo  Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan boqol ruux

Israel oo Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan boqol ruux

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In