Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isutaga Imaaraadka Carabta oo maamulka Jubaland ku wareejisay raashin iyo gaadiid “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Isutaga Imaaraadka Carabta oo maamulka Jubaland ku wareejisay raashin iyo gaadiid “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa raashin iyo gaadiid ku wareejisay Maamulka Jubaland, kaddib markii uu safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya iyo wafi la socday ay howlo shaqo u tageen magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Raashinka oo isugu jirta  bur, bariis, sonkor iyo timir ayaa munaasabaddii lagu wareejinayay waxa ay ka dhacday dekadda magaalada Kismaayo, iyadoo ay goobta joogeen Madaxda maamulka Jubaland.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Safiirka dowladda Imaraadka Carabta ee Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Cismaan (Al-xumaada) oo ugu horeyn goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa tilmaamay in deeqda raashinka ah ay ka timid Madaxa guud ee hay’adda bisha cas Sheekh Xamdan binu Sa’id Al-nahyaan, isla markaana ay tahay mid loogu talagalay in lagu caawiyo bulshada tabaaleysan ee ku nool deegaanada uu maamulka Jubaland gacanta ku haya, oo ay bisha soon ee bilaneysa isticmaalaan.

“Deeqdan waxa ay isugu jirtaa raashin iyo labo gaari oo mid ka mid ah yahay gaadiidka gurmadka deg dega, halka kan kale uu yahay nooca ciidanka ay isticmaalaan, tan kale waxaa noo qorsheysan in aan mashaariic kala duwan ka hirgelino halkan, idinkuna waad mahadsantihiin sida diiran ee aad u soo dhaweyseen, aniga iyo wafdiga ila socday” ayuu yiri Danjire Maxamed Axmed Cismaan.

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed  Maxamed Islaam ayaa ugu horeyn uga mahadceliyay dowladda Imaaraadka gurmadka ay u fidineyso shacabka deegaannada Jubbooyinka, waxaana uu intaa ku daray in deeqda raashinkaah uu Maamulkooda gaarsiin doono dadkii loogu talagalay.

IMG_7378 IMG_7388 IMG_7417 IMG_7425 IMG_7429 IMG_7443 IMG_7448 IMG_7455 IMG_7464 IMG_7467 IMG_7469 IMG_7473 IMG_7501 IMG_7520 IMG_7529 IMG_7576 IMG_7609 IMG_7613 IMG_7635

Previous Post

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay xaaladda dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya dalka Yemen

Next Post

Maamulka Jubaland oo kulan qado ah u sameeyay guddiga isku dhafka ah ee ciidamada Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Jubaland oo kulan qado ah u sameeyay guddiga isku dhafka ah ee ciidamada Qaranka “SAWIRRO”

Maamulka Jubaland oo kulan qado ah u sameeyay guddiga isku dhafka ah ee ciidamada Qaranka “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In