Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DF Soomaaliya oo Imaaraadka ka raalli gelisay, dibna ugu celineysa lacagtii ay kala wareegtay 2018

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Sawirro: RW Rooble oo deeq gargaar ah ka guddoomay dowladda Imaaraadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dowladda Imaaraadka ka raalli galiyay dhacdadii loogala wareegay lacag bishii April ee 2018.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in dadka Soomaaliyeed ay Dowladda Imaaraadka ku soo dhaweenayaan niyad furnaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“waxaan rabaa halkaan in aan ka caddeeyo mad-madowgii soo Kala dhexgalay Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka ee ka bilowday dhacdadii April 2018 ee eraporka ka dhacday waxaan rabnaa in aan u muujiyo in aan ka xunahay waana ka raaligelineenaa laba dal oo walaalo ah ayaan nahay wixii dhacay waxaan leenahay horay aan uga socono waa ku mahadsantihiin”. Ayuu yiri ra’iisul wasaare Rooble.

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in  Dowladda Imaaraadka ay u hayaan lacagahoodii xilligaas laga qabtay ayna siindoonan xilli walba oo ay u baahanyihiin.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidookale shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la wanaagiyo xiriirka ganacsi ee aan laleenahay Dowladda Imaaraadka Carabta maadaama uu inaga dhaxeeyo xiriir ganacsi oo wanaagsan.

Ugu danbeen ra’iisul wasaaraha ayaa u mahceliyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Imaaraadka Carabta Maxamed Al Cusmaan oo gacan ween Ka geestay deeq raashin ah oo ay Dowladda Imaaraadka soo gaarsiisay dadka ay abaaruhu saameeyeen.Ra’iisul wasaaraha ayaa baaq u diray dowladaha aan saaxiibada nahay si ay gacan wanaagsan uga heestaan  abaaraha Dalka saameeyay.

Previous Post

Axmed Karaash oo daah-furay shirka nabadeynta beelihii ku diriray Saax-Maygaag

Next Post

Jubbaland iyo Puntland oo bogaadiyey go’aankii uu qaatay RW Rooble

Next Post
Puntland iyo Jubaland oo magacaabay guddiga doorashada dadban ee heer dowlad goboleed

Jubbaland iyo Puntland oo bogaadiyey go'aankii uu qaatay RW Rooble

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In