Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo lacago ugu deeqday dadka ay saameeyeen fatahaadaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda FS oo lagu ammaanay sida ay uga go’antahay ka gun-gaaridda qorshaha deyn cafinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday lacag ay ugu gurmaneyso Walaalaha Soomaaliyeed ee la dhibtoonaya saameynta fatahaadaha, iyadoo dhinaca kalena Madaxda Qaranku mushaarkooda bishaan ay ku yabooheen in wax loogu qabto dadka dhibaateysan ee ay fatahaaduhu saameeyeen.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadd Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeya ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay dadka walaalahood ah ugu deeqday adduun dhan 500,000 (shan boqol oo kun oo dollar) taasi oo loogu talagalay in wax loogu qabto dadka ay fatahaaduhu saameeyeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ayaa tibaaxay in Madaxweynaha, Gudoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka sare iyo Ra’iisul Wasaaaha Dalka ay mushaarkooda bisha October ugu deeqeen dadka Soomaaliyeed ee ay fataaduhu saameeyeen, isagoo intaa ku daray in shirka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ee beri yeelanayaan laga filayo inay dhankooda kaalmo lacageed ay ka geystaan.

 

 

 

Previous Post

Wasiiru Dowlaha iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo la kulmay Danjireyaasha Sweden iyo Jarmalka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda oo maanta gargaar geynaysa Beledweyne iyo wafdi ku wajahan

Next Post
Alshabab oo lacago baad ah ku siidaayay Gabdho ugu afduubnaa Gobolka Hiiraan

Dowladda oo maanta gargaar geynaysa Beledweyne iyo wafdi ku wajahan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In