Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo shaacisay in gacanta lagu dhigay askar falal dil ah geystay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo war kasoo saaray Abaaraha ka jira Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Cadaaladda iyo Amniga Gudaha ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka dambeysay falal dil ah oo ka dhacay Muqdisho 24kii saac ee la soo dhaafay.

“Waxaan Shacabka Soomaaliyeed la wadaagayaa in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen dadkii lagu tuhunsanaa iney geeysteen dilkii walaalaheena Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale waxaa gacanta lagu soo dhigey qofkii dhibka u geystey walaalkeena
Mahad Cabdulraxmaam Maxamuud, Dhamaan eedeysanaasha cadaaladda ayaa la hor geynayaa Insha Allah”. Ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda mudane Cabdiqaadir Maxmed Nuur.

Sidoo kale Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Nuur ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida walaalihii xalay lagu dilay Muqdisho iyo dilkii caawa, isagoo intaa ku daray in sharciga la horgeyn doono Insha Allah.

“Allah ha u naxariisto walaalkeen Mahad Cabdiraxman oo u geeriyooday dhaawici soo gaaray caawa, Waxaan mar kale shacabka u xaqiijinayaa in ciidamada amnigu soo qabteen qofki ka danbeeyay falkaas waxaana la horgayn doonaa Cadaaladda”. Ayuu yiri Wasiirka Amniga.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliyaha Booliska oo xaqiijiyay in gacanta lagu hayo eedeysanayaal falal dil ah loo heysto

Next Post
Taliyaha Booliska Soomaaliya oo isbedel ku sameeyay Taliska Booliska Jowhar

Taliyaha Booliska oo xaqiijiyay in gacanta lagu hayo eedeysanayaal falal dil ah loo heysto

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In