Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Sacuudiga oo xayiraadii ka qaaday dhoofinta Xoolaha nool ee Soomaaliya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Sacuudiga oo xayiraadii ka qaaday dhoofinta Xoolaha nool ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida uu soo sheegaayo weriyaha warbaahinta Qaranka ee ku sugan Caasimada Riyadh ee boqortooyadda Sacuudiga Cali Jaamac Cilmi (Cali-kuus) waxaa xayiraada laga qaaday Xoolaha nool oo ay Soomaaliya u dhoofiso dalka Sacuudiga.

Bayaan kasoo baxay Xukumadda Riyadh ayaa lagu sheegay in Muddo sodon cesho gudahood ay ganacsatada Soomaaliyeed keenaan dalka sacuudiga Xoolo gaaraya 600,000 oo neef ari ah iyo 100,00 kun oo geel ah iyadoo la marsiinaya hab-raacyada Caafimaad ee u yaala dalka Sacuudiga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sacuudiga iyo dalalka kale ee Carbeed waa suuqa ugu weyn ee xoolaha Soomaaliya loo dhoofiyo, waxaana maalmaha soo socdo la filayaa in dalka Sacuudiga ay gaaraan xoolo ka yimid Soomaaliya.

Xoolaha nool ayaa ka mid waxyaabaha uu dalkeenu uu hodanka ku yahay sidoo kalane dhaqaalaha ugu badan ay ka helaan Ganacsatada Soomaaliyeed.

Tags: Dowladda Sacuudiga oo xayiraada ka qaaday dhoofinta Xoolaha nool ee Soomaaliya
Previous Post

Furitaanka kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka DFS oo dib loo dhigay.

Next Post

Baarlamaanka K/ Galbeed oo muddo kordhin sanad ah u sameeyay Madaxweyne Lafta-gareen

Next Post
Baarlamaanka K/ Galbeed oo muddo kordhin sanad ah u sameeyay Madaxweyne Lafta-gareen

Baarlamaanka K/ Galbeed oo muddo kordhin sanad ah u sameeyay Madaxweyne Lafta-gareen

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In