Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Shiinaha oo dib u bilaabaysa dhismaha xarumo muhiim ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shirka Siyaasadda Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) iyo Wasiirka Wasaarada Qorsheynta ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa waxey kulan gaar ah la qaaten Safiirka Sadaarada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya waxeyna ka wada hadleen sidii ay Dowlada Shiinaha ay maal gashi iyo dib u dhis ugu sameen laheyd magaalada Muqdisho oo xiligaan ku talaabsaneyso horumar iyo xasilooni kaddib dib usoo kabashadii dhowr iyo labaatan kii sano ee rashadaha kajiray guud ahaan Soomaaliya.

Mas’uuliyiintan ayaa kormeeray qeyba kamid ah Gobolka Benaadir si ay ugu guur galaan goobaha  ay qorsheyneyso in Dowladda Shiinaha ay ka fuliso mashaaricya horumarineed.

Related posts

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026

Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr.Jain Jian ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Dowlada Shiinaha ay diyaar u tahay dib udhiska Caasimadda iyo xarumihii caanka ahaa ee ay horey u dhistay inay dib u habeyn ku sameyso.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa xusay in Safiirka ay ka wada hadleen sidii dowladda Shiinaha ay uga qeyb qaadan lahayd bilic soo celinta caasimadda oo ay uga hirgelin lahaayeen mashaariicyo dib u dhis lagu sameynayo.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) waxa uu  sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay  magaala lamaal gashan karo, uuna soo dhaweynayo in dowladda Shiinaha ay dib u dhis ku sameyneyso xarumo muhiim ah.

Previous Post

War-Murtiyeed: Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo soo xirmay “SAWIRRO”

Next Post

Duqa Muqdisho oo Daah furay Ololaha Iskutashiga ee wax u qabashada dadka Barakacayaasha ah “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo Daah furay Ololaha Iskutashiga ee wax u qabashada dadka Barakacayaasha ah “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo Daah furay Ololaha Iskutashiga ee wax u qabashada dadka Barakacayaasha ah "SAWIRRO"

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In