Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad geeysay jowhar +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad geeysay jowhar +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qalabkaani,ayaa ka kooban agabyo kala duwan  sida  daawada lagu illaaliyo nadaafada taasi oo ka  qeyb qaadankra  sidii too looga hortegilahaa  faafintaanka cudurka corona veriska.

Wasiiru-dowlaha wasaarada caafimaadka hirshabeele,Muxudiin Mukhtaar Macalim,iyo wasiirka wasaarada warfaafinta,dhaqanka,iyo dalxiiska hirshabeele, Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere ee Magaalada Jowhar,ayaa faah faahiyay agabka caafimaad oo maata la soo gaarsiiyay iyo waxa ,uu ka kooban yahay.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Wasaaradaha caafimaadka, Awqaafta iyo arrimaha diinta , warfaafinta,iyo culumaa,udiinka ku nool caasimada hirshabeele,ayaa maalmihi la soo dhaafay weday wacyigelin ku saabsan sida looga hortegi karo CIVID-19               oo ay inta badan ku baraarugsaneen bulshada saameeynta uu leeyahay

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabal caafimaad ee loogu hortagayo Cudurka karoona gaarsiisay Maamulada galmudug iyo hirshabeele

Tags: Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad geeysay Jowhar +Sawirro
Previous Post

Maamulka gobolka oo amray in la joojiyo tagitaanka liido labo todobaad+Sawirro

Next Post

Daawo Sawirro: Khudaarta ka baxda deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeelah Hoose

Next Post
Daawo Sawirro: Khudaarta ka baxda deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeelah Hoose

Daawo Sawirro: Khudaarta ka baxda deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeelah Hoose

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In