Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka iskaashiga ganacsiga Afrika iyo Aasiya ee

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka iskaashiga ganacsiga Afrika iyo Aasiya ee
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan ayaa ka furmay caasimada New Delhi  ee dalka Hindiya  waxaana soo qabanqabiyay rugta warshadah iyo ganacsiga khaaradaha Afrika iyo Aasiya.

Shirka oo sanadle ahaa ayaa si wadda jir ah uga qaybgalay  dalalka  Afrika iyo Aasiya  qaar ka mid ah oo ay  Soomaaliya ku jirto waxaana inta badan xoogga lagu saaray  dhaqdhaqaaqyada suuqyada ganacsiga warshadaha iyo wax soo saarka kala duwan ee wadamada ku bahoobay Ururkaan iyo guud ahaan dhaqdhaaqaaqyada ganacsi ee labada dhinac.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sanadkaan ayaa waxaa shirka diirada lagu saaray saddax qodob oo ay kamid yihiin ,isku xirka xiriirka ganacsi ee dalalka Afrika iyo Aasiya.

Kala faa’iideysiga maalgashiga iyo qaabka loo xalinkaro caqabadah ganacsi ee ka jira Afrika iyo Aasiya iyo  abaalmarinno la guddoonsiinayay shaqsiyaadka  loo arkayo in ay wax kusoo kordhiyeen labadaan qaradadood iyo muwaadiniinta udhashay dalka Hindiya oo ka qaybqaatay isku soo dhawaashaha dalalka Afrika iyo Aasiya .

Safiirka safaarada Soomaaliya  Faadumo Abdullahi Mohamud ayaa hadal ka jeedisay shirka waxayna ugu horeen ka warbixisay guud ahaan xaaladda dalkeena Soomaaliya iyadoo dhanka kalana sheegtay  in xiriirka Soomaaliya  ay laleedahay wadamada Aasiya gaar ahaan dalka Hindiya u meel wanaagsan marayo , sidoo kale safiirka ayaa sheegtay  in Soomaaliya ay leedahay fursado badan oo maalgashi kuwaas oo loo baahanyahay in laga wadda faa’iideysto madaama hadda kobaca dhaqaalaha Soomaaliya uu yahay mid soo hagaagaya .

Ugu dambeyn shirka ayaa waxaa ka hadlay wadamadii Afrika, Malawi Uganda Nigeria iyo Soomaaliya  dhamaantoodana waxa ay isku raacen in wadamada Afrika ay uu bahanyihiin in ay ka faa’iideystaan kuwa Aasiya.  Dhanka kalan ay ka qayb qaatan sidii dhaqaallah khaarada loo horumarin lahaa haday ahaan lahayd  ganacsiga iyo isdhex galka bulshada ,dhanka Khaarada Aasiyana  oo ay ka caawiso sidii  ay Africa u helilaahayeen  suuqyo ganacsi oo  ay u iibgeeyan wax soo saarkooda.

Previous Post

Wararkii ugu danbeeyay cudurka dilaaga ah ee ka dilaacay Shiinaha.

Next Post

Shir looga hadlayo dhiira-gelinta Maalgashiga Soomaaliya oo ka furmay magaalada Adis-ababa+Sawirro

Next Post
Shir looga hadlayo dhiira-gelinta Maalgashiga Soomaaliya oo ka furmay magaalada Adis-ababa+Sawirro

Shir looga hadlayo dhiira-gelinta Maalgashiga Soomaaliya oo ka furmay magaalada Adis-ababa+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In