Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo lacag gargaar ah ku wareejisay Guddiga gurmadka fatahaada Baardheere+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo lacag gargaar ah ku wareejisay Guddiga gurmadka fatahaada Baardheere+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdaan lacageed oo ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu talagashay Waxka-qabashada saamaynta Fataahada qaybna ka ah Gurmadka loogu talagalay Dadka ay saameeyeen Biyaha Wabiga iyo daadadka roobka ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejayay Gudiga Gurmadka Fatahaada ee Degmada Baardheere iyo Maamulka Gobalka Iyo kan Degmada Baardheere oo gaaray $200,000 (Labo boqol oo kun oo dollar).

Waxaana Goob joog ahaa munaasabada lagu wareejinayay Lacagtan qaybaha kale duwan ee Bulshada Gudiga Fatahaadaha Degmada Masuuliyin ka socday Dowlada Federalka Xafiiska Madaxweynaha Jamhuriyada Masuuliyinta Maamulada Gobalka iyo kan Degmada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ahmed Maxamed Afi oo ah la taliyaha Siyaasada iyo qorshaynta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Gudiga fataahada Degmada Baardheere kula dardaarmay in la gaarsiyo dadka loogu talagalay Lacatan.

Maxamed Wali Cabdulaahi Yuusuf Gudoomiyaha Degmadan Baardheere iyo Gudomiye ku xigeenka koobaad ee Gobalka Gedo Cusman Nuur Xaaji ayaa dhankoda soo dhaweeyay Deeqdan maanta lagu wareejiyay.

Cabdiqafar Hasan Cilmi Agaasimaha Siyaasada iyo Qorshaynta Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta Masiiboyinka  ayaa Bulshada uga warbixiyay Qorshaha Wasaaradda Gargaarka ee Arrimaha Fatahaadaha wabiyada Dalka.

Ugu dambayn Wasiir ku xigeenka Wasaarada Batroolka iyo macdanta Xukuumadda Mudane Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal oo soo xiray Munaasabada ayaa bulshada Baardheere la wadaagay Daalada wax ka qabashada Saamaynta ka dhalatay Fatahaadaha iyo Daadadka Roobka.

Tags: Dowladda Soomaaliya oo lacag gargaar ah ku wareejisay Guddiga gurmadka fatahaada Baardheere+Sawirro
Previous Post

Baaritaanno La Sameeyay oo Lagu Xaqiijiyay in 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Ay Soo Kordheen Xaalada Cusub Oo COVID-19 Ah “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda oo gurmad deg deg ah u direysa deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug

Next Post
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS oo soo saartay Tallooyin & warbixin  ku saabsan fatahaadaha iyo daadadka Roobka

Dowladda oo gurmad deg deg ah u direysa deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In