Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya Oo Soo Saartay Hab Lagu Joojinaayo Baada ay Qaataan khawaarijta 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya Oo Soo Saartay Hab Lagu Joojinaayo Baada ay Qaataan khawaarijta 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sameysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya baada ay argagixisada ka qaadaan Ganacsatada.

Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Wasiirrada Maaliyadda, Amniga iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarrada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa waxaa faah faahin looga bixiyay farriinta ka soo baxday Dowladda.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaarrada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-caddaala yayaa yiri “Dowladda waxay sameysay lambaro gaar ah oo ay gacanta ku hayaan shaqaale loo tabababaray,Oo aad kusoo gudbin kartaa xogta baada,Magacaaga looma baahna kaliya xogta nala wadaag”.

Sidoo kale, Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka, ayaa yiri “Ganacsatada faray in ay ka feejignaadaan in hantidooda loo adeegsado hub lagu soo iibiyo,Si loogu gumaado Shacabka Soomaaliyeed”.

Wasiirka Amniga “Lacagaha ay bixiyaan ganacsatada Soomaaliyeed ayaa carruurtooda iyo hooyooyinkooda lagu qarxiyaa”.

” Doladda ayadda ayaa masuul ka ah bad qabka qofkasto oo Soomaaliya ah, Haddii ay qori tahay ku difaacdo,Dagaal dagaal ugu difaacdo,Sharci iyo nidaam inay ku difaacdo Kii qalad galaayo inay ka celiso qaladkane ay ka difaacdo”.

Ugu dambeeyn Shirkaa jaraa’id ay siwada jir u qabteen Mas’uuliyiinta ayaa imanaya,Ayadoo khawaarijta Al-shabaab dagaal dhankasto ugu socdo,Taas oo inta badan guulo waaweyn laga hantiyay.

Tags: Dowladda Soomaaliya Oo Soo Saartay Hab Lagu Joojinaayo Baada ay Qaataan khawaarijta
Previous Post

R/W Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirada kalluumeysiga heer F iyo DG

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Oo Guddi U Saartay Dib U Hawlgalinta Soomaali Airlines

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Oo Guddi U Saartay Dib U Hawlgalinta Soomaali Airlines

Wasiirka Gaadiidka Oo Guddi U Saartay Dib U Hawlgalinta Soomaali Airlines

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In