Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika, kuwaasi oo la kulma dil, dhac iyo weeraro joogta ah.
Halkan ka akhriso: war ay ka soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Dhibaatada ka taagan Koonfur Afrika.