Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya,IGAD oo daah fureen shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Blue Economy

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya,IGAD oo daah fureen shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Blue Economy
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD, ayaa maanta  magaalada Muqdisho ka daah fureen shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Dhaqaalaha ee Blue Economy.

Kulanka oo socon doona seddax maalmood, ayaa  looga doodi doonaa hannaanka ugu wanaagsan ee loo xasilin karo heerka dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana  shirka soo qaban-qaabiyay Dowladda Soomaaliya iyo Urur goboleedka IGAD.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirka waxaa daah furay Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana ka qeyb galaya Wasiiru dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Agaasimaha Saadasha iyo Qataraha Urur gobaleedka IGAD farsamo yaqaanno ka socda dowladda dhexe, dowlad goboleeyada iyo IGAD.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Next Post

Guddoomiyaha G\Shacabka oo kulan la qaatay qaar kamid ah ergada ka qeyb-galaya Shirka dib u heshiisiinta KGS

Next Post
Guddoomiyaha G\Shacabka oo kulan la qaatay qaar kamid ah ergada ka qeyb-galaya Shirka dib u heshiisiinta KGS

Guddoomiyaha G\Shacabka oo kulan la qaatay qaar kamid ah ergada ka qeyb-galaya Shirka dib u heshiisiinta KGS

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In