Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Talyaaniga oo agab ku wareejisay maamulka Isbitaalka Xoogga dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Talyaaniga oo agab ku wareejisay maamulka Isbitaalka Xoogga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agabyadan oo isugu jirta dawooyin, Combiyuutero, qaboojiyeyaal iyo qalab kale ayaa maamulka Isbitaalka Ciidanka Xoogga dalka waxa ay kala wareegeen saraakiisha ciidamada Talyaaniga ee qeybta ah ciidanka Midowga Yurub ee u jooga tababar siinta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya , isla markaana loogu talagalay in kor loogu qaado adeegyada uu isbitaalka u hayo ciidanka.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Munaasabadii qalabkan ay kula wareegayaan maamulka Isbitaalka waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa ka socday dowladda Talyaaniga, waxaana ugu horeyn goobta ka hadashay Agaasimaha Isbitaalka Ciidanka xoogga dalka Drs Khadiijo Iimaan Ceynte oo tilmaamtay in qalabkan uu ku soo aaday xilli loo baahnaa…

Korney Giuseppe Fabri oo ka mid ah saraakiisha qalabkan loo soo wakiishay ayaa sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha uu ka koobanyahay qalabka, ayna joogteyn doonaan ka qeyb qaadasha qalabeynta isbitaalka.

Dowladda Talyaaniga ayaa iminka wado howlo dib u dhis loogu sameynayo Isbitaalka Xoogga Dalka.

Previous Post

Howlwadeenno caafimaad oo gurmad u fidinaya bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay 100 dhallinyaro oo ka tirsan kuwa degmada Hiliwaa “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay 100 dhallinyaro oo ka tirsan kuwa degmada Hiliwaa “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay 100 dhallinyaro oo ka tirsan kuwa degmada Hiliwaa "SAWIRRO"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In