Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Turkiga oo cambaaraysay weerarradii xalay ka dhacay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Turkiga oo cambaaraysay weerarradii xalay ka dhacay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Turkiga ayaa si weyn loogu cambaareeyay weeraradii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay Dad badani ku dhinteen.

“Naxariista Alle ayaan u rajeyneeynaa kuwa ku geeriyooday weerarrada, waxaan u tacsiyeyneeynaa Qoysaska ay Dadkoodu weerarrada ku dhinteen,kuwa dhaawacmayna Alle ayaynu caafimaad deg-deg ah ugu rajeynaynaa” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Wasaradda arrimaha dibedda ee Turkiga.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay joogtayn doonto Garab istaagga Dowladda iyo Dadka Soomaaliyeed ee ay walaaltinimadu ka dhaxayso, kuwaasoo wajahaya bay tidhi weerarro argagixiso.

Dableey ka tirsanayd Al-Shabaab ayaa Laba Gaarii oo Miineysan Maqribnimadii Xalay ku weerartay goob u dhow xarunta dhexe ee nabad sugidda Qaran iyo Madaxtooyada Soomaaliya, kuwaasoo iska caabin xooggan kala kulmay ciidanka ammaanka.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Soomaaliya, Maxamed Abuukar Isloow, ayaa sheegay inay xoogagga ammaanku dileen dhammaan dableeydii weerarka soo qaatay oo ka koobnayd Shan xubnood.

Isha/ Daily News

Previous Post

Wasiirka Amniga oo ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Taliyaha ciidanka Booliska

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Xoog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Dalka Turkiga “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Xoog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Dalka Turkiga “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Xoog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee Dalka Turkiga "SAWIRRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In