Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dr Dufle oo ka hadlay xanuunada ka dhashay abaarta “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dr Dufle oo ka hadlay xanuunada ka dhashay abaarta “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dr Cismaan Maxamuud Dufle oo Ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa sheegay inay xaalad caafimaad darro ah oo baahsan ay ka dhalatay abaarta ka jirta dalka, isaga oo sheegay in loo baahanyahay in gurmad dhan waliba ah la gaarsiiyo bulshada uu soo ritay xanuunada ka dhalatay abaarta.

Dr Dufle oo u waramay Warbaahinta Qaranka tilmaamay in abaarta ay keentay cuduro badan oo halis ah, bulshadana looga baahanyahay inay qaadato talooyinka dhaqaatiirta oo ay ka fogaadaan waxkasta oo keeni kara cudurada faafa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dr Cismaan Maxamuud Dufle oo Ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa soo jeediyay in bulshada dhexdooda ay isu gurmadaan oo ay is caawiyaan si looga hortago dadka la xanuunsan cudurada ka dhashay abaarta.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/03/PROF.-DUFLE.mp3

Previous Post

70-qof oo laga soo celiyay Maraykanka oo soo gaaray Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo Joodariyaal gaarsiisay bukaanada isbitaalka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Haweenka oo Joodariyaal gaarsiisay bukaanada isbitaalka Banaadir “SAWIRRO”

Wasaaradda Haweenka oo Joodariyaal gaarsiisay bukaanada isbitaalka Banaadir "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In