Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dufcadii 2-aad ee ka mid noqoneysa Booliiska Hir-shabeelle oo Tababar loo furay.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dufcadii 2-aad ee ka mid noqoneysa Booliiska Hir-shabeelle oo Tababar loo furay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Jowhar ka socota munaasabadda furitaanka Dufcadii labaad ee Ciidanka Booliiska gaarka u ah maamulka Hir-Shabeelle oo gaaraya 200 oo Askari.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Taba barka Ciidamadaas ka mid noqonaya Booliiska Hir-Shabeelle ayaa ka furmay Dugsiga Tababarada Booliiska ee magaalada Jowhar, Mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa munaasabadda ayaa waxaa ka mid ahaa Maxadweyne ku-xigeenka maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo masuuliyiin kale.

Ciidamadaan maanta loo furayo Tababarka oo ka mid noqonaya Booliiska maamulka Hir-Shabeelle ayaa laga kala keenay degmooyinka gobolka Shabeelleda Dhexe iyo gobolka Hiiraan.

Dufcadii tan ka horeysay oo gaareysay 200 oo Askari ayaa bilowgii sanadkaan waxaa magaalada Jowhar Tababar mudo u socday ugu soo xiray Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Duc’aale.

Previous Post

Wasiir Goodax oo kormeer ku tagay goobaha uu ka socda imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare

Next Post

Guddoomiye Ku-xigeenka Cusub ee Maamulka & Maaliyada G/Banaadir oo La wareegay Xilka “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Ku-xigeenka Cusub ee Maamulka & Maaliyada G/Banaadir oo La wareegay Xilka “SAWIRRO”

Guddoomiye Ku-xigeenka Cusub ee Maamulka & Maaliyada G/Banaadir oo La wareegay Xilka “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In