Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Caasimadda oo tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Maqaaxi kutaala degmada Wadajir.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo magacaabay Guddi ka soo tala bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inaa Lillaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii galabta ka dhacay Maqaaxi kutaala degmada Wadajir.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ayaa falkaasi Gurracan ku tilmaamay mid ka fog Islaamnimada iyo Bini’aadanimada islamarkaana kooxaha Argagixisada ay caadeesteen daadinta dhiiga dadka Muslimka ah ee aan waxba galabsan, iyagoo ku soo gambanaayo Diinta Ismaalamka oo ah mid naxariis badan oo nabadgalya ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) waxa uu ilaahey ugu baryay inuu Naxariistiisa Jano ka waraabiyo walaalihii Soomaaliyeed ee ku shahiiday falkaasi bahalnimada ah ee galabta ka dhacay degmada Wadajir, sidoo kale waxuu Caafimaad deg deg ah u rajeeyay dadkii uu dhaawaca soo gaaray.

Ugu danbeyn duqa Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay bulshada Gobolka Banaadir in ay si wadajir ah ugu midoobaan la dagaalanka Argagixisada si ummada ay ugu noolaadan Nabad iyo Horumar.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka digay isku day kasta oo lagu marin habaabinaayo Kiiska Ikraan Tahliil.

Next Post

Hanti-dhowrka Guud oo kulan Muqdisho kula yeeshay wakiillo ka socday Midowga Yurub

Next Post
Hanti-dhowrka Guud oo kulan Muqdisho kula yeeshay wakiillo ka socday Midowga Yurub

Hanti-dhowrka Guud oo kulan Muqdisho kula yeeshay wakiillo ka socday Midowga Yurub

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In