Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Isbitaalka Deegaanka Dagaari “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Isbitaalka Deegaanka Dagaari “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo Iskuduwaha Caafimaadka Degmada Gaalkacyo  Cabdikariin Abshir Ciise ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Deegaanka Dagaari ee hoostaga Gaalkacyo, isagoo kormeer ku sameeyay maayarku qeybaha uu ka kooban yahay Isbitaalku iyo shaqada ka socota , halkaas oo uu ku soo xiray wajiga koowaad ee Mashruuc Caafimaad oo muddo sideed bilood ah ka socday Deegaanka Dagaari.

Mashruucaan Caafimaad oo ay si weyn uga faa’iidaysteen bulshada deegaanka Dagaari ayaa waxaa fulinaysay hay’adda IMC oo kaashanaysa Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo, waxaana maalgeliya sanduuqa SHF , kaasi oo uu isugu jiray nafaqayn , daryeelid iyo wacyi gelin Caafimaad.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa kaga mahadceliyay fulinta Mashruucaan hay,adda IMC,  isagoo amaanay hawlwadeenada wasaaradda Caafimaadka Galmudug ee dhameystirka mashruucaan  wajigiisa koowaad u dhabar adeegay,  wuxuuna ka dalbaday hay’adda IMC in lasii wado mashruucaan oo looga faa’iideeyo bulshada deegaanka waji kale oo mashruucaan ka mid ah maadaama aysan wali  daboolmin baahida caafimaad ee ka jirta Dagaari iyo deegaannada kale ee mashruucu ka socday.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Siihayaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Next Post

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka shiray howlaha hortabinta u leh BJFS ee 11-aad “SAWIRRO”

Next Post
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka shiray howlaha hortabinta u leh BJFS ee 11-aad “SAWIRRO”

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka shiray howlaha hortabinta u leh BJFS ee 11-aad "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In