Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Degmada Gaalkacyo oo Qoys Danyar ah ku wareejiyay guri ay ku nolaadaan “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Duqa Degmada Gaalkacyo oo Qoys Danyar ah ku wareejiyay guri ay ku nolaadaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka dagmada Gaalkacyo iyo Wasaaradda haweenka iyo xuququl Insaanka Galmuudug ayaa maanta Qoys Soomaaliyeed oo danyar ah kuna dhibaateeysnaa Muddooyinkii u danbeeyay Magaalada Gaalkacyo kadib markii ay, isaga soo hayaameen deegaanka Xingod oo ay horray  ugu noolaayeen kuwa wareejiyay hoy ay ku noolaadaan taas oo  wax weyn ka badali karta nolasha qoyskaasi .

Xasan Xuseen Sahal oo ah aabaha Qoyskaan danyartaa ee maanta guriga lagu wareejiyay ayaa u Mahadceliyay Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug ee Guriga u dhistay. Isagoo dhanka kalana ka warbixiyay xaaladdooda nolaleed .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay Weheliyaan Madax ka Socota Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug iyo Wakiilo ka Socday Hay’adda Hare ayaa ku wereejiyay Qoys Danyar ah oo Muddo ku dayacnaa Gaalkacyo kana yimid Miyiga Deegaanka Xingod Furayaasha Guryo Dhameystiran oo ay u dhistay Hay’adda Haro.

Previous Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Amniga  “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In