Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Gaalkacyo oo ka qeyb galay ololaha dardargelinta Nadaafadda iyo sare u qaadista Bilicda Magaalada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Duqa Gaalkacyo oo ka qeyb galay ololaha dardargelinta  Nadaafadda iyo sare u qaadista Bilicda Magaalada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo oo ay wehliyeen Agaasimayaal iyo xubno ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa maanta ka qeyb qaatay ololaha sare u qaadista bilicda Magaalada, kaa oo sidoo kale ay si isxilqaan ah uga qeyb qaadanayaan Bulshada Reer Gaalkacyo.

Ololahan oo qeyb ka ah dadaalada uu maamulku waday ayaa la qorsheeyay in dhamaan xaafadaha magaalada si isku mid ah looga fuliyo si sare loogu qaado bilicda Magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Duqa Dagmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ololahan uu dabo socdo kuwii uu horay maamulku uga qaban jiray guud ahaan xaafadaha Magaalada, isagoo ugu baaqay dhamaan shacabku in ay kaalintooda ka qaataan, lana shaqeeyaan howlwadeenada Waaxda Arimaha Bulshada Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Duqa Dagmada ayaa dhanka kale fariin u diray dadka caadeeystay in ay qashinka ku shubaan goobaha aan loogu tala galin, isagoo sheegay in ay ciqaab adag mudan doonto ciddii aan u hogaansamin awaamiirta maamulka degmada ee la xariirta arimaha Nadaafada iyo Sare u qaadista Bilicda Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Previous Post

Soomaaliya ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards

Next Post

Baarlamaanka oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka

Next Post
Baarlamaanka oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka

Baarlamaanka oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In