Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Gaalkacyo oo kulan la qaatay Maamulada Xaafadaha Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Duqa Gaalkacyo oo kulan la qaatay Maamulada Xaafadaha Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay wehliyaan Xoghayaha Dowladda Hoose Mudane Cabdisalaan Sheekh Salaad iyo Agaasimaha Shaqada, Shaqaalaha iyo Tababarada Dowladda Hoose Cabdikaafi Cabdullaahi Cadceed ayaa kulan gaar ah oo lagu dardar gelinayo shaqada Dowladda Hoose la qaatay Guddoomiyeyaasha , Guddoomiye Ku xigeennada , Xoghayaasha , Guddoomiye Laameedyada iyo Guddoomiyaasha Falarada Shanta xaafadood ee Degmada Gaalkacyo.

Maamulada xaafadaha Horumar, Garsoor , Wadajir , Hawlwadaag iyo Horseed ayaa laga dhageystay ugu horeyn warbixin guud oo la xiriirta xaaladda xaafadaha sida Nadaafadda , Amniga , wada shaqaynta bulshada iyo furista Waddooyinka , waxayna dhamaan guddoomiyeyaasha Xaafaduhu soo bandhigeen waxyaabaha u qabsoomay iyo caqabadaha hortaagan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ku amray Maamulada xaafadaha ka dhabaynta shaqada adag ee hortaala iyo waajibaadka loo igmaday sida ka shaqaynta Nadaafadda iyo bilicda xaafadaha oo ay furista Waddooyinku ugu horeeyaan .

Guddoomiye Cabdiraxmaan ayaa sheegay in aan la aqbali karin nadaafad darro iyo qashin dhex yaala xaafadaha, isagoo faray Guddoomiyeyaasha xaafadaha in ay kala shaqeeyaan laamaha Amniga xasillinta Amniga guud ee Gaalkacyo si gaar ah ka hortagga iyo soo qabashada kooxaha burcadda ah ee Ciyaal weerada.

Previous Post

Wasiir Biixi oo daah-furay shirka dib-u-habeynta Maaliyadda ee Soomaaliya iyo IMF

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Boqorka Norway

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Boqorka Norway

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Boqorka Norway

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In