Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Gaalkacyo oo qaabilay Madax ka socotay Hay’adda IOM

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Duqa Gaalkacyo oo qaabilay Madax ka socotay Hay’adda IOM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Dagmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil Ka socatay Hay’adda IOM, kuwaa oo uu hogaaminayay Madaxa hey’adda IOM Mr James.

Duqa Dagmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa soo dhaweyn kadib kulan la yeeshay Saraakiishii ka socatay labada Hay’adood waxaana kulanka uu ahaa mid looga hadlayay xaaladda ay ku nool yihiin Barakacayaasha ku nool iyo baahiyadooda la xariira Dhanka Hoyga Biyaha Caafimaadka iyo Amniga

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Duqa Dagmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa saraakiishii ka socatay hay’adaha Qaramada Midoobay siiyay warbixin dhameystiran oo ku saabsan qodabadii kulanka looga wada arinsanayay, isagoo xusay in ay jiraan baahiyo la xariira adeegyada lama huraanka u ah nolasha aadanaha oo ay dhankooda ka qabaan barakacayaasha

Kulanka kadib ayaa Duqa Dagmada Galkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo Saraakiishii kulanka la qaatay waxa ay kormeer ku tageen Qaar ka mida Xeryaha Barakacayaasha, iyagoo warbixin ka dhageystay Guddoomiyaaasha Kaamamka ay kormeerka ku tageen kuwaa oo ka warbixiyay xaaladda ay ku nool yihiin, waxa loo qabtay iyo baahiyada ay qabaan

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta oo furay shirka Wadatashiga Qorshaha ee Isbeddelka Qaran 2025-2029

Next Post

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay Aqoon Isweydaarsi muhiim ah

Next Post
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay Aqoon Isweydaarsi muhiim ah

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay Aqoon Isweydaarsi muhiim ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In