Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Xarunta gurmadka dag-daga ah ee Caafimaadka G/Banaadir

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta dhagax dhigay xarunta howlgalka degdega ee Caafimaadka Dadweynaha ahna xarunta guud ee waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar.

Dhismaha xaruntan ayaa qeyb ka noqon doonto horumarinta adeegyada Caafimaadka Caasimadda JFS iyo in bulshada helaan adeegyo caafimaad oo taya leh kuwaas oo qeyb ka ah balan qaadyada maamulka gobolka Banaadir.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Duqa caasimadd hadaladiisa waxaa mid ahaa:

” Xarunta gurmadka dag-daga ah ee gobolka Banaadir oo aan ku taamaynay in muddo ah

Inaan dhisno,waxaa illahay mahaddiis ah inay maanta inoo suura-gashay dhagax dhiggeeda,

Waxaan rajaynaynaa inay cidkasto wixii loo dhiibay waa inay sidii loogu talagalay ugu adeegto,” Ayuu yiri Madaale

” Dad-weynaha iyo haddaha Dowladda ee iska leh guryaha burbursan ee ku yaalo dagmada Xamar weyne waa inay sida ugu dhqasiyaha badan u dayac tirtaano,si ay qeyb ugu noqdaan guryahooda Bilicda Dagmada” Ayuu yiri duqa Muqdisho

Agaasimaha Agaasimka Caafimaadka Gobalka Banaadir Mudane Cabdiraxman Axmed Maxamuud oo asne dhankiisa ka hadlay dhagax dhigga ayaa sheegay muhiimadda xaruntaan ” Xarunta howlgalada dag daga ah waa xarun u adeegi doonto Bulshada Caasimadda oo dhan,Madaama guddoomiya hore u dhahay adeeg yadda bulshada hoos haloo daadejiyo tanne waa qeyb ka mid ah adeegii lagu ballamay in bulshada la hoos geeyo”. Ayuu yir Mudane Cabdiraxman.

Muqdisho waxaa muddooyinkaan dambe ka socdo hormaro dhankasto leh,oo ay inta ugubadan garwadeen ka yihiin maamulka gobalka Banaadir.

Previous Post

Madaxweynaha KGS oo gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay “SAWIRRO”

Next Post

Mayor of Mogadishu inaugurates Public Health Emergency Operations Center

Next Post
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Xarunta gurmadka dag-daga ah ee Caafimaadka G/Banaadir

Mayor of Mogadishu inaugurates Public Health Emergency Operations Center

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In