Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo ka hadlay Qorshaha Xasillinta Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo ka hadlay Qorshaha Xasillinta Amniga Caasimadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, 28 May, 2018 — Duqa Muqdisho ahnaGuddoomiyaha Gobolka Banaadir MudaneCabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka hadlayay shir warbixino lagu siinayey hay’adaha deeq bixiyaasha laguna falan-qeynayay amniga guud eedalka oo ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in meelwanaagsan uu marayo qorshaha  lagu xasillinayo Amiga magaalada.

Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa ka hadlay qorshahamaamulkiisa ee ku aadan amniga Caasimadda eexiligan ku soconaya dar-darta, waxuna tilmaamaywaqtigan in ay jirto rajo iyo ifafaalo weyn oo laga qaboin ammaanka caasimaddu soo hagaago, isla markaanala diyaariyey qorshe sal-ballaaran kana qeybqaadanayaan qeybaha kala duwan ee ciidamadda oolagu xasilinayo caasimadda si horumarka la hiigsanayoloo gaaro.

Related posts

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026

Sidoo kale, Mudane Yarisow ayaa soo bandhigayhorumarradii laga sameeyey afartii bilood ee la soodhaafay dhinacyada horumarinta kaabayaashadhaqaalaha ee caasimadda, daadajinta maamulka, u-diyaar garowga golleyaasha deegaanka iyo soo celintabilicda magaalada si ay ula tartanto caasimadaha kale ee gobolka iyo adduun kaba, iyadoo degmooyinkaMuqdisho ay ka bilowdeen  bixinta adeegyadabulshada oo qeyb muhiim ah ka qaadanaya isku xirkashacabka iyo maamulka.

“Shirkan oo looga hadlayay xasillinta amniga guud eedalka, anagu waxaan soo hordhignay qorshaha sugiddaamniga Caasimadda iyo xaaladaha guud ee magaalada, gaar ahaan guulihii la sameeyey afartii bilood ee soodhaafay, sidoo kale waxaan soo bandhignaymuhiimadda ay leedahay xal-u-helidda arrimahaBarakacayaasha iyo wax-u-qabashada dadkii ay sameeyeen roobabkii dhowaan da’ayey”.Ayuu yiriGuddoomiye Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan oo intaas raaciyey in aragtida maamulkiisu ay tahay sidii dib loogu soo celin lahaa magaalada Muqdisho meeqaamkii ay ku lahayd adduunka.

Mudane Yarisow ayaa hoosta ka xariiqay hadafkoodaku aadan in dib loo howlgeliyo garoonka Stadium Muqdisho, maadaama uu weli deegaan u yahay Ciidamadda Midowga Afrika ee AMISOM, si uu u buuxiyo kaalintii muhiimka ahayd ee uu ka qaadan jiray isdhexgalka iyo isku xirka bulshada.

Kulankan oo Shir guddoomineyey Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayay ku soo bandhigeen maamullada gobollada dalka qorshahooda ku aadan sidii xal-maangal loogu heli lahaa amniga deegaanadooda, dalkana looga sifeyn lahaa argagixisada.

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha oo Kormeer ku tegay Baraha Kontaroolada Ciidanka Amniga ee Daafaha Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Kaxda oo caawa soo tiigsaday wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Kaxda oo caawa soo tiigsaday wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaxda oo caawa soo tiigsaday wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In