Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer Ku sameeyay Xarumaha ay ku shaqeyaan Dowladda Hoose ee Xamar ee Xamar.
Guddoomiyaha xarumaha uu booqday waxaa kamida, Xarunta dhalashada iyo sugnanta Xarunta gadiidka Dowladda Dowladda hoose iyo Xarunta Baadi qabadka xoolaha.
kormeerkaan ayaa ahaa kormeer uu ugu kuur galayay Duqa Muqdisho sida ay u shaqeyaan Xarumahaan.