Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka mid ah Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka mid ah Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowlada Hoose Xamar ku qaabilay xubna katirsan dadka Baahiyaha gaarka qaba, si uu uga dhageesto caqabadaha heesto iyo sida ugu haboon ee loo xalin karo.

Duqa Caasimada oo hadlayna waxaa ka mid ah hadaladiisa.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ” Aniga Yuusuf ahaan ah maba amminsani,Hay’adaha wax bixiya,Waa run way nacaawiyaan,Balse Waxaan ka jeclaan lahaa,Keena wax alle siiyay inow kaalmeeyo midka aan wax heysan.”

” Dadka baahiya gaarka qaba ee aan wax heysan,Way ka mudan yihiin kuwa aan wax heysan,Caawinaad way rabaan balse mudnaanta waxaa leh dadka qaba baahiya gaarka ah oo aan wax heysan”.

” Haddii aad u bahataan,Shahaado Gobalka Banaadir,ayaad kuleedihiin,Inaad meel kale u doonataan maahan,Meshaad ku nooshihiin ayaad wax karabtaa,Waxaan rajaynaa maanta kadib haddii aad Gobalka aad wax ugu bahataan,Siddii maanta nilii soo dhaweeyay inay shaqaalaha idin soo dhaweyn doonaan,Adeeg aad u bahantihiime idiin qaban doonaan”

Tags: Duqa Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka mid ah Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka
Previous Post

Guddoomiyaha G/Shacabka Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Macalin Cabdullaahi Sanweyne

Next Post

Guddiga Difaac G/ Shacabka Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gashaandhigga 

Next Post
Guddiga Difaac G/ Shacabka Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gashaandhigga 

Guddiga Difaac G/ Shacabka Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gashaandhigga 

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In