Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo la dardaarmay Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Munishiibiyo) SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo la dardaarmay Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Munishiibiyo) SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Munishiibiyo), isagoo kula dardaarmay in la dardargeliyo isla-xisaabtanka, si kor loogu qaado dhakhliyada Dawladda Hoose ee Xamar.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Guddoomiye Yarisow ayaa sheegay in Ciidanka Ilaalada Deegaanka looga fadhiyo sidii ay tallaabo uga qaadi lahaayeen dadka canshuuraha ku waajibay aan bixin, isla markaana loo baahan yahay in ganaaxyo adag la dul dhigo cid walba oo sharciga u hoggaansami wayda. Guddoomiyaha ayaa si adag ula dardaarmay in si adag wax looga qabto dadka wasaqda waddooyinka ku soo shuba, oo keena nadaafad darrada caasimada, sheegeyna in loo baahanyahay in sharciga lala tiigsado cid allaale iyo cidii ku xad-gudubta nidaamka.

Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay la dagaallanka Musuq maasuqa, cid walba oo ku xadgudubta hantida dadweynaha Soomaaliyeed tallaabo laga qaadi doono.

“Ciidanka Ilaalada Deegaanku waa muraayadii laga fiirinayay Gobolka Banaadir howlihiisa, waxaana la idin kaga fadhiyaa inaad u istaagtaan sidii kor loogu qaadi lahaa dhakhliyada kala duwan, tallaabana uga qaadi lahaydeen cid walba oo nadaafadda iyo bilicda Caasimadda wax u dhimaysa”

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kormeer ku sameeyey Waaxda Dhalashada iyo sugnaanta iyo Guddigga Khilaafaadka, isagoo ku booriyey in ay laba jibaaraan howlaha ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan.

–DHAMMAAD–

Previous Post

Wafdi ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS oo gaaray Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Amniga caasimadda oo la adkeeyay si looga hortago dhagarta argagixisada “SAWIRRO”

Next Post
Amniga caasimadda oo la adkeeyay si looga hortago dhagarta argagixisada “SAWIRRO”

Amniga caasimadda oo la adkeeyay si looga hortago dhagarta argagixisada "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In