Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo la kulmay Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar ee Munishiibiyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo la kulmay Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar ee Munishiibiyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Munishiibiyo), isagoo kula dardaarmay in la dardargeliyo isla-xisaabtanka, si kor loogu qaado adeegyada ay Dawladda Hoose ee Xamar u hayso bulshada Caasimadda.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa sheegay in Ciidanka Ilaalada Deegaanka ay yihiin qeyb muhiim ah oo looga fadhiyo shaqadooda inay ka soo dhalaalaan. Isagoo u sheegay in si adag wax looga qabto dadka nadaafadda iyo bilicda caasimadda halaynaya, loona baahan yahay in sharciga lala tiigsado qof oo ku xad-gudubta.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay la dagaallanka Musuq maasuqa, cid walba oo ku xadgudubta hantida dadweynaha Soomaaliyeed tallaabo laga qaadi doono.

“Ciidanka Ilaalada Deegaanku waa muraayadii laga fiirinayay Gobolka Banaadir howlihiisa, waxaana la idin kaga fadhiyaa inaad u istaagtaan sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada kala duwan ee la bixiyo, tallaabana uga qaadi lahaydeen cid walba oo nadaafadda iyo bilicda Caasimadda wax u dhimaysa”.

Saraakiisha Ciidanka Ilaalada deegaanka Xamar ayaa Duqa Muqdisho u xaqiijiyey in ay ka soo dhalaali doonaan waajibaadka laga sugayo, waajibaadkoodana gudan doonaan si horumarka Caasimadda loo xoojiyo.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo La Qarameynayo, Loona Diyaarinayo Xoreynta Deegaannada Argagaxisadu Uga Sugantahay Bakool “SAWIRRO”

Next Post

215 qof oo u fadhiistay imtixaan Garsoorenimo “SAWIRRO”

Next Post
215 qof oo u fadhiistay imtixaan Garsoorenimo “SAWIRRO”

215 qof oo u fadhiistay imtixaan Garsoorenimo “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In