Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa casuumad qado u sameeyay masuuliyiinta hey’adda Safa Vakfi oo maalmahaan marti u ahaa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.
Dowladda Hoose ee Xamar iyo Hey’adda Safa Vakfi ayaa si wadajir ah u fulin doonna iskuul leh qeyb ay ardayda jiiftaan, kana faa’ideysan doonaan illaa iyo arday gaareyso 500, ay cuntadooda iyo baahiyahooda kale hey’adda ballan qaaday in ay kafaalo qaadi doonaan Mudo dhan 30 sano