Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo muwaaddin Soomaaliyeed u soo celiyay Guri laga haystay muddo dheer+ Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo muwaaddin Soomaaliyeed u soo celiyay Guri laga haystay muddo dheer+ Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta ku guuleystay in uu dib Gurigeeda ugu soo celiyo , Luul Maxamed Axmed (Luul dikriyoow), oo muddo 28 Sana ah xoog looga haystay.

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Injineer; C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow), ayaa sheegay, in Dadkii deggenaa ay diideen in ay ka guuraan, balse ay awood u adeegsadeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Dadkii deggenaa oo diiddanaa in ay u banneeyaan ayaan u sheegnay inaan sharciga horgeyneyno oo ay Xabsi muteysanayaan iyo in aan ku soo dallaceyno kiro 28 Sano ah haddii aysan deg-deg uga bixin, tan ayaa suurto gelisay in aan Maanta ku wareejinno”ayuu yiri Guddoomiye, Yariisoow.

Maamulka Gobolka Banaadir oo uu hor kacayo Duqa Muqdisho Injineer C/raxmaan Yariisoow ayaa marar badan Guryahii ay lahaayeen ku wareejiyay Dadkii lahaa oo laga haystay muddo dheer.

Previous Post

Madaxweyne Waare oo tacsi u diray ehelada Dadkii ay Argagaxisadu ku laayeen Kismaayo.

Next Post

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee Kismaayo

Next Post
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee Kismaayo

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee Kismaayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In