Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Madaxa hay’adda WHO Soomaaliya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo qaabbilay Madaxa hay’adda WHO Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho kula kulmay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO u qaabbilsan Soomaaliya Marwo REINHILDE VAN DE WEERD iyo Kuxigenkeeda Mudane MOHAMED KAMIL.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta Xiriirka labada dhinac iyo in la iska iskaashado Caafimaadka Bulshada, Sidoo kale soo saarista iyo tababaridda xirfadlayaal gacan ka geysta Caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka iyo Xal u helida Barakacayaasha ku nool Muqdisho iyada oo la gaarsiinaayo Adegyada Caafimaad oo ay u baahan yihiin si loo gaaro Yoolka Caafimaadka Loo Dhan yahay (Universal Health.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si diirran loogu soo dhaweeyey Kismaayo

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo dhiirigelin ugu tegay ciidamo ku sugan Jubbaland

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo dhiirigelin ugu tegay ciidamo ku sugan Jubbaland

Wasiirka Gaashaandhigga oo dhiirigelin ugu tegay ciidamo ku sugan Jubbaland

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

November 8, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In