Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn diyaaradeed oo khasaare lagu gaarsiiyay Maleeshiyada Shabaab oo ka dhacay Sh/Hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka  Xoogga dalka oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africom ayaa duqeyn diyaaradeed oo Khasaare lagu gaarsiiyay Argagixisada Al-shabaab waxa ay xalay ka fuliyeen degaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabellaha hoose.

War ka soo baxay taliska Mareykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ay wadajir u fuliyeen xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Mareykanka ee Africom  lagu dilay sarkaal ka tirsan kooxaha agagixisada Al-shabaab.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Taliska ciidamada Mareykanka Africom ayaa qiray in qiimeyn lagu sameeyay howlgalkaasi aysan jirin wax khasaare ahi oo  soo gaaray  dadka shacabka ah ee degaankaasi ku dhaqan.

Duqeyntaan ayaa tusaale u ah cadaadis taliska ciidamada Mareykanka ay ku doonayaan in ay ku burburiyaan argagixisada ee Al-shabaab iyo Al-Qaacida,sida uu ka dhawaajiyay taliyaha howlgallada ee ciidamada Africom Wiliam Geyler.

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in ay sii wadayaan howlgalada lagu baacsanaayo kooxaha argagixisada inta dalka Soomaaliya laga helayo nabad waarta,waxaana wararkaasi ka soo baxay xafiiska Africom lagu xusay in dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacbigeeda lala garab taagan yahay wax kasta oo fududeyn kara jiritaanka Qaranka iyo taakuleynta umadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiir Maareeye oo guddoominaya shirka wadatashiga Dowladaha& Hay”adah daneeya warbaahinta iyo Wacyigelinta dadweynaha+sawirro

Next Post

Kulan lagu Taageeraayay Dhismaha Dekedda Hobyo oo Maanta ka dhacay Hobyo

Next Post
Kulan lagu Taageeraayay Dhismaha Dekedda Hobyo oo Maanta ka dhacay Hobyo

Kulan lagu Taageeraayay Dhismaha Dekedda Hobyo oo Maanta ka dhacay Hobyo

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In