Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay xubno ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa mar kale ka guuleeysatay Al-Shabaab, iyadoo Al-Shabaab ay la kulantay Maalin kale oo Guul daro ah.

Saacadu markeey aheeyd 10:52 Subaxnimo ayagoo Difaacaya Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed, goob u dhow Camaara ee Gobolka Galmudug. Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Daraawishta Galmudug iyo Ciidamada la hoowlgalo ayaa weerar Cirka ah ku qaaday Argagaxisad Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Related posts

Shirka Wasiirada Maaliyadda oo Warmurtiyeed laga soo saaray

Shirka Wasiirada Maaliyadda oo Warmurtiyeed laga soo saaray

February 17, 2026
Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026

Duqeeyntani ayaa ahayd mid lagu guuleeystay waxaan lagu dilay tiro badan oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab.

Duqeeyntani ayaa ahayyd tii sedexaad labadii Bilood ee la soo dhaafay oo lagu difaacayey Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed loogana hortagayey Argagixisada Al-Shabaab, iyadoo wax qasaaro ahna soo gaarin Dadka Rayidka ee ku nool degaankaas.

Gobolka Mudug waxay aheyd Gobol aad loogu loolamayo, laakin go’aanka Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawisshta Galmudug ayaa ah mid aan la hor istaagi karin. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawishta Galmudug ayaa ka go’an iney sii wadaan Dagaalka ay kula jiraan Argagaxidsada Al-Shabaab, ayagoo wax baqdin ah ka qabin Argagaxisada Al-Shabaab, waxayna Guulo badan ka gaareen Dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab si ay Dadka deegaanka uga xoreeyaan dhagarta Al-Shabaab iyo caburinta ay ku haayaan Dadka Deeganka ku nool.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa waxay sii wadi doonaan in ay si hagar la’aan ah ugu shaqeeyaan Dadkooda ilaa qatarta Al-Shabaab la cirib tiro, Dadka Soomaaliyeedna ku nooladaan wax baqdin ah oo kaga yimàada Argagaxisada Al-Shabaab.

Previous Post

Wasiirka Haweenka oo qaabishay saraakiil ka socotay Safaaradda Finland ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Shirka Wasiirada Maaliyadda oo Warmurtiyeed laga soo saaray

Shirka Wasiirada Maaliyadda oo Warmurtiyeed laga soo saaray

February 17, 2026
0

Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa warmurtiyeed ka soo saartay kulankii 24-aad ee Wasiirrada Maaliyadda heer Federaal, heer dowlad-goboleed iyo Maamulka Gobolka...

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya Ururka Bulshada Bariga Afrika...

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026
0

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo Taalada ah booqasho rasmi ah ku imaanaya Magaalada Addis Ababa, ee...

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In