Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn lagu bartilmaameedsaday Saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ay ku lahaayeen Hiiraan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaal ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay duqeyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqeyn lagu bartilmaamedsaday  Saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ay ku lahaa deegaan lagu magacaabo Wardiinle, kaasi oo ka dhashay qasaare naf iyo maalba leh.

Saraakiil ka tirsan ciidanka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in duqeynta ay dhacday habeenkii xalay ahaa, isla markaana lagu bartimaameedsanayay Saldhigga ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin meel u dhaw degmada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Duqeymaha ayaa ka dambeeyay markii dhagar qabayaasha Al-Shabaab iyo horjoogayaashooda lagu dilay dhowr duqeyn oo ka dhacay Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Jubbooyinka, taasi oo keentay inay xirxadkooda ay soo gaaraan deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Diyaaradaha aan cidi wadin ee Drones-ka loo yaqaan ayaa ah kuwa Mareykanku uu u adeegsado bartilmaameedyada kooxaha argagixisada ah ee ku dhuumaaleysanaya qeybo ka mid ah Gobollada dalka.’

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo booqday dhaawacyada qaraxii Soobe “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo booqday dhaawacyada qaraxii Soobe “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo booqday dhaawacyada qaraxii Soobe "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In