Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn lagu dilay 2 ka tirsan argagixisada Al-shabaab.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Duqeyn lagu dilay 2 ka tirsan argagixisada Al-shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqeyn xagga cirka ah oo maalinimadii Jimcaha laga fuliyay gobolka J/hoose ayaa lagu dilay 2-maleeshiyo ah oo ka tirsan kooxda Al-shabaab, sida laga soo xigtay taliska ciidamada US Afrika .

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Howlgalka duqeynta dhinaca cirka ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Mileteriga Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee US Africa,ayaa ka dhacay deegaanka Jamaame oo 50-kiilo mitir u jira magaalada Kismaayo.

Weeraradaan xagga cirka ah ee lagu qaaday kooxda Al-shabaab waa markii labaad muddo todobaad gudohood,waxaana war ka soo baxay taliska ciidamada Africom lagu shegay in aysan jirin wax khasaaro ah oo weeraradaasi ka soo gaaray dadka rayidka ah.

Taliska Africom ayaa xaqiijiyay in ay sii wadayaan weerarada kooxda Al­shabaab si  meesha looga saaro awoodda kooxdaasi,waxaana intaa lagu daray in ay sii socon doonaan wada shaqeynta iyo taageerada loo fidinaayo dowladda Soomaliya.

Previous Post

Guddiga arrimaha Bulshada Golaha Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Dhalinyaro Isku-xilqaantay sidii danyarta ay u afuri lahaayeen oo Shacabka ugu baaqey iney ka qeyb qaataan+Sawirro

Next Post
Dhalinyaro Isku-xilqaantay sidii danyarta ay u afuri lahaayeen oo Shacabka ugu baaqey iney ka qeyb qaataan+Sawirro

Dhalinyaro Isku-xilqaantay sidii danyarta ay u afuri lahaayeen oo Shacabka ugu baaqey iney ka qeyb qaataan+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In