Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duulimaadkii u horeeyay oo toos ah Muqdisho iyo Nairobi oo saaka bilaabanaya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha diyaaraddii Ku soo Dhacday Carbiska oo loo duulinayo dalkooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta oo Arbaco ah bilaaban doona, iyadoo dowladda Kenya ay si rasmi ah u bilaabi doonto dhaqan gelinta heshiiskii todobaadkii hore ay wada gaareen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb gelaya xafladda lagu daah farayo duulimaadka Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo diyaaradii u horeysay oo toos ah ay saaka ka dhoofi doonto magaalada Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Nasro Bashiir Cali oo ku sugan garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa ku soo warantay in ay socoto qaban qaabada munaasadda ku aadan daah furka howlaha duulimaad tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo markii hore ay diyaaraduhu mari jireen garoonka Wajeer ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya.

Sidoo kale dhamaan diyaaradaha horay uga bixi jiray gobollda dalka ee aadi jiray Kenya ayaa bedelkii ay mari jireen Wajeer, wixii hadda ka dambeeya waxa ay soo mari doonaan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, halkan oo si toos ah ay uga baxeyso duulimaadyada ku aadan Muqisho iyo Nairobi.

Previous Post

Taliyaha ciidanka booliiska oo tababar u furay dhallinyaro loo qaatay Leyli Sarkaal+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Urdun kaga qayb gelaya Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Urdun kaga qayb gelaya Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Urdun kaga qayb gelaya Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In