Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duuliye Sare Asli Cabaade oo hadalo wacyi gelin ah u jeedisay ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Duuliye Sare Asli Cabaade oo hadalo wacyi gelin ah u jeedisay ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade kana tirsan Guddiga Taakuleynta cIidanka Qalabka sida ee Soomaaliya isla markaana ka shaqeysa arrimaha wacyi gelinta dadweynaha si loo helo ciidan tayo leh ayaa maanta booqashada ay ku tegtay xerada ciidanka Xooga Dalka ee Jenaraal Dhego Badan ee duleedka magaalada Muqdoisho uu qeyb ka ahaa ogaanshaha xaaladda iyo baraarujin ku aadan muhiimada wadaniyada ciidanka ay u leedahay Dalka.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026

Duuliye Sare Asli ayaa sheegtay in waxyaabo badan ay u hirgaleen muddada ay shaqeynayeen hase yaashee bulshada Soomaaliyeed looga bahanyahay in ay taageeraan ciidanka si ay u heleen mushaaro ku filan, una gutaan waajibaadka loo idmaday.

Asli ayaa sheegatay in muhiimad gaar ah ay siinayaan ciidanka Qaranka si looga maarmo ciidamo kale waxaa kalo ay xustay in Soomaaliya dhinaca ciidanka ay taariikh fog ku laheyd Qaaradda Afrika balse loo baahnayahay in la iska kaashado sidii ciidamadu ay u soo laaban lahayd cuddadii ciidan ee ay lahaayeen.

Previous Post

Guddoomiye Eng. Yarisow “Musuq-maasuqa waa in la dagaallankiisa meel looga soo wada jeestaa”

Next Post

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka “ Wax badan ayaan ka qabtay arrimaha Musuq Maasuqa” SAWIRRO

Next Post
Hanti dhowraha Guud ee Qaranka “ Wax badan ayaan ka qabtay arrimaha Musuq Maasuqa” SAWIRRO

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka “ Wax badan ayaan ka qabtay arrimaha Musuq Maasuqa" SAWIRRO

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In