Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ehelada muwaadin lagu dilay Sacuudiga oo codsi u diray dowladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ehelada muwaadin lagu dilay Sacuudiga oo codsi u diray dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

muwaadi

Cubeyd Sayid Cali oo ka mid ah ehelada muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Jida ee wadanka Sacuudiga ayaa sheegay in dowladda ay ka codsanayaan in wax laga qabto dilka loo geystay Xamaada Samoow oo ah wiil la dhashay, loona diiday in ay aastaan wiilkooda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Marxuum Xamaada Samoow Sayidi Maxamed ayaa la dilay xili uu ku sii jeeday Gurigiisa ee uu ka daganaa magaalada Jidda, isaga oo ka yimid Masaajid ku yaala meel aan ka fogeyn Gurigiisa 5-dii Bishaan Janaayo.

“Kooxo aanan wadan dharka ciidanka ayaa u yeeray walaalkay ka dibna wuu ka shakiyay, wuuna cararay, markaas ka dib ayay rasaas ku fureen halkaas ayuuna ku geeriyooday, waxaana goobta soo gaaray Aabihiis iyo Hooyadiis, iyagoo loo diiday in ay gurmad caafimaad u fidiyaan, markii uu dhintayna ay aastaan.”ayuu yiri Cubeyd Sayid Cali.

Markii la dilay Muwaadinkaan ayaa waxaa goobta dilka uu ka dhacay gaaray qaar ka mid ah waalidiinta iyo sidoo kale Soomaali badan, waxaana loo diiday in loo cadeeyo sababta loo dilay Muwaadinkaan iyo in la siiyo Meydka si loo aaso.

Cubeyd ayaa ugu danbeyn sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka codsanayaan inay arrintaan soo faragaliso,  sidoo kalana ay kala hadasho dowladda Sacuudiga.

Previous Post

Qaabka loo tebiyo Warka Kufsiga

Next Post

Urur Goboleedka IGAD oo ka shiray abaaraha gobolka “SAWIRRO”

Next Post
Urur Goboleedka IGAD oo ka shiray abaaraha gobolka “SAWIRRO”

Urur Goboleedka IGAD oo ka shiray abaaraha gobolka "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In