Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Emmerson Mananganwa oo bilaabay Ololihiisa Doorashada ee dalka Zimbabwe

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Emmerson Mananganwa oo bilaabay Ololihiisa Doorashada ee dalka Zimbabwe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hoggaamiye Emmanuel wuxuu ballan qaaday inuu keenayo isbeddel dimuqraadiyadeed, uu kordhinayo miisaanidda arrimaha bulshada, beeraha iyo macdanta.

Doorashada seddex biood gudahood dalka ka dhaceyso waa tii ugu horreysay oo la qabanayo inta uu guddoomiyaha xisbiga Zanu PF noqday, isaga oo xilka qabtay bishi Noveber kaddib marka xilka laga tuuray madaxweynihii muddada dheer dalkaa ka soo talinayey ee Robert Mugabe.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Wuxuu maanta si rasmi ah uu u billaabay ololahiisa doorashada, kumannaan ka mid ah taageerayaasha xisbiga Zanu PF ayaa ka soo qayb galay daahfurka ololaha madaxweyne Emmerson Manangagwa.

Isaga oo halkaa ka ballan qaaday inuu kor u soo qaadi doono noolasha dadweynaha oo dhan, uuna ka shaqeynayo dalku sidii u noqon lahaa 2030, dal uu dakhligiisu dhexdhexaad yahay.

Qorshaha madaxweynaha uu ololahiisa ku soo bandhigay ay suuragalineyso warshadihi xirnaa oo dib loo furo, dhaqaalahana dalkana la soo nooleeyo.

Madaxweyne Emmerson Mananganwa mar uu taageerayaashiisa la hadlayey wuxuu yiri “waxaan xambaarsanahay rajada dalkani Zimbabwe. Zimbabwe waxa ay hadda ku jirtaa gacmaha dad wanaagga u saaxib ah. Halkudhigga ololaha ayaga ee sanadkan ayaa ah midnimo, la dagaallanka musuqmaasuqa, horumar, in dadka iyo dunidaba lala macaamilo iyo in shaqo abuur la sameeyo”

Ololahani doorashada ee aan sida xowliga ah u soconin waxaa ku kacayaa malaayiin doolarka mareykanka ah.

Boorar daraasiin ah ayaa dalka oo dhan lagu baahiyey, safaf dhaadheer ayay ku jiraan gawaari loo diyaariyey iney howlaha doorashada ka qayb qaataan ayna u daqaaqaan goobihi looga tala galay.

Dad tira badan oo sita sawirra waaweyn ee Madaxweyne Manangagwa ayaa meela badan ka muuqda.

Balse arrintani waxay dhibaatoku keentay isla xisbiga dhexdiisa.

Doorashada ka dhaceyso dalka Zimbabwe khilaaf lama filaan ah ayaa ka soo ifbaxay dad xulafa la ahaa Maananagwa, oo ay ka mid yihiin sida halgmyaasha dalka u soo halgamay iyo wasiirro badan oo dowladda ka tirsan.

Iclaaminta billowga ololaha doorashada ee madaxweyne Manangagwana waa iney u gudubtaa olola doorasho oo rasmi ah oo mideyso xisbiga kala qaybsanaanta ka muuqato ee Zanu PF.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Debbada Shiinaha oo qaabishay Saxafiyiin uu hogaaminayo agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta( Sawiro)

Next Post

Munaasabad lagu dhiira gelinayey Horumarada Ciyaaraha kala duwan ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Munaasabad lagu dhiira gelinayey Horumarada Ciyaaraha kala duwan ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Munaasabad lagu dhiira gelinayey Horumarada Ciyaaraha kala duwan ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In