Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga Gaarka Oo kulan La Qaatay Agaasimaha UNICEF

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Ergeyga Gaarka Oo kulan La Qaatay Agaasimaha UNICEF
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha UNICEF ee Barnaamijyada Degdegga ah Mudane Manuel Fontaine.

U jeedka kulanka ayaa ahaa is xog wareysi ku aaddan xogta abaaraha baahsan ee jira dalka, sida dhinacyadu isaga kaashan karaan dardargelinta iyo xoojinta howlaha gurmadka abaaraha iyo sidii sare loogu qaadi lahaa wacyiga iyo u qareemidda dadka ay abaartu saameysay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Manuel Fontaine wuxuu muujiyay sida ay uga go’an tahay UNICEF iyo hay’adaha kale ee la howlgala sii wadista taageerada dadka abaaruhu saameeyeen ee nafaqa-darrida la daalaa-dhacaya ee carruurta haweenka iyo dadka da’da ah ugu horreeyaan.

Ergeyga, ayaa ka mahad-celiya howlaha garkaarka ee UNICEF, isagoo Mr. Fontaine ku booriyay booqashadiisa Soomaaliya kana codsaday in la xoojiyo howlaha gargaarka bani’aadannimo ee sida degdegga ah loogu baahan yahay.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Soo Gaaray Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhageystay Warbixin Ku Aadan Dhismaha Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA)

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhageystay Warbixin Ku Aadan Dhismaha Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA)

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhageystay Warbixin Ku Aadan Dhismaha Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In