Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah faahin ka soo baxaysa qarax naftii halige ka tirsan Al-Shabaab uu ka geystay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Baaq nabadeed oo ka soo baxay kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qarax nafti halige ka tirsan argagixisada uu galabta ka fuliyey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa geystay khasaare nafeed oo soo gaaray dad shacab ah iyo saraakiil ka tirsan ciidamada ammaanka.

Qarax oo ka dhacay banaanka hore ee garoonka kubadda cagta Cabdullaahi Ciise ayaa waxaa uu dhacay galabta qorax dhicii, waxaana ku shahiiday saraakiil ay ka mid yihiin AUN Taliyihii qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga General Cabdicasiis Cabdullaahi Qooje iyo Taliyihii ciidanka Danab ee Ururka 16-aad guutada 10-aad Gaashaanle Mukhtaar Cabdi Aadan, Madaxii xasilinta Degmada Caabudwaaq Gaashaanle sare Axmed Baaraaf, oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka Qeybta 21,aad ee Xoogga dalka iyo masuuliyiin kale.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijiyey geerida saraakiisha, waxaana uu guud ahaan ciidanka xoogga iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida ku timid saraakiisha iyo dadkii shacabka ahaa ee cadawgu la beegsaday qaraxa, isagoo caafimaad u rajeeyey inta ku dhaawacantay.

Magaalada Gaalkacyo ayaa isu diyaarineysay soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya oo socdaal ku maraya magaalooyinka waaweyn ee Galmudug.

Previous Post

Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka tacsiyadeysay saraakisha iyo shacabkii ku dhintay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida saraakiishii lagu dilay Gaalkacyo

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida saraakiishii lagu dilay Gaalkacyo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida saraakiishii lagu dilay Gaalkacyo

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In