Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fahamka nidaamka Federaalka ah oo laga hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Fahamka nidaamka Federaalka ah oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay fahanka Nidaamka Federaalka ay ka qabaan Ummadda Soomaaliyeed iyo sida nidaamkan looga shaqeyn lahaa horumarintiisa ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirka oo ahaa mid looga tashanayay fahanka Federaalka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday xafiiyada Madaxweynaha, Afhayeenka Golaha shacabka, Ra’iisul Wasaaraha, qaar ka mid ah Wasaaradda dowladda, Guddiyada Madaxa banaan ee Xaduudaha, dorashooyinka, xubno ka socday Hay’adda horumarinta u qaabilsan Qaramada Midoobay UNDP iyo kuwa kale.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Kulanka ayaa inta uu socday waxa ay ka qeyb galayaasha isku dhaafsadeen aragtiyo ku aadan hanaanka federaalka ah iyo in la joogteeyo sida bulshada lagu fahamsiin karo federaalka ay dowladda Soomaaliya qaadatay.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan xaduudaha iyo Federalka Khaliif Cabdikariin Maxamed ayaa sheegay in kulanka uu fursad u siinayo in bulshada ay wax badan ka fahmaan nidaamka Federaalka ah ee ay dowladda hirgelineyso, gobollada qaarna laga hirgeliyay.

DSC00349 DSC00379 DSC00380 IMG_8253 IMG_8263 IMG_8265 IMG_8266 IMG_8267 IMG_8268 IMG_8270  IMG_8273 IMG_8274 IMG_8277 IMG_8278  IMG_8282 IMG_8285 IMG_8287 IMG_8290 IMG_8292 IMG_8293 IMG_8296 IMG_8297 IMG_8301

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Nikcolas Kay oo ka hadlay waxqabadka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Next Post
Nicholas Kay:Dhalinyaradu Waxa Ay La Imaan Karaan Tamar Iyo Firfircooni Cusb .

Nikcolas Kay oo ka hadlay waxqabadka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In