Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Fayraska Koroona (Coronavirus) oo dilay Dhaqtarkii ugu Horreeyey oo Ka mid ahaa Bahda Caafimaadka ee dalka Shiinaha.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Fayraska Koroona (Coronavirus) oo dilay Dhaqtarkii ugu Horreeyey oo Ka mid ahaa Bahda Caafimaadka ee dalka Shiinaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Shiinaha ayaa subaxnimadii sabtida maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday geerida Dr. Liang Wudong, oo da’diisu ahayd 62-sano jir, isagoo kamid ahaa dhakhaatiirta ku mashquulsanaa sidii ay u daweyn lahaayeen dadka Fayraskaasi haleelay.

Geeridiisa ayaa timid ka dib markii uu jirkiisa saameeyey fayraska Koroona (Coronavirus) laakiin la ogaaday goor dambe ka dibna la dhigay isbitaalka uu ka shaqaynayay ilaa uu markii danbe geeriyooday.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Dhakhtarka dhintay ayaa ka mid ahaa bahdii caafimaadka ee Dawladdu u diyaarisay inay ka hor tagaan fayraska Coroona, islamarkaana ay daweeyaan dadka uu cudurkaasi saameeyey.

Dr. Liang  ayaa ka shaqeynayey cusbitaalka Hubei Xinhua ee ku yaalla magaalada Wuhan, dhimashadiisa ayaa noqonaysa geeridii ugu horreysay ee ku timaada dhakhtar kmid ah kuwa ka shaqaynaya daweynta dadka Shiinaha, taasoo welwel ku abuuraysa bahda caafimaadka dalkaas.

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir

Next Post

Golaha Wasiirrdda Oo Oggolaaday Heshiiska Kaalmada Deyn-cafinta Dowladda Norway+Sawirro

Next Post
Golaha Wasiirrdda Oo Oggolaaday Heshiiska Kaalmada Deyn-cafinta Dowladda Norway+Sawirro

Golaha Wasiirrdda Oo Oggolaaday Heshiiska Kaalmada Deyn-cafinta Dowladda Norway+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In