Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Barakacayaal ka cabanaya dhibaatooyin xagga nolosha ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso:  Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka oo faah faahin ka bixisay Xaaladd Barakacayaasha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sagaal kun todobo boqol iyo konton (9,750) qoy oo barakacayaal kuna nool deegaanka Xaar Xaar ee duleedka bari ee magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin la xariira cunada, biyaha iyo adeegyada kale ee aas aaska u ah nolasha aadanaha kaddib markii uu maanta kormeer halkaasi ku tegay Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan.

 

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Qaar ka mida qoysaska barakacayaasha oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay dhibaatooyinka ay ka cabanayaan, iyagoo sheegay in aysan wax gar gaar ah oo mudooyinkii u danbeeyay kasoo gaarin hay’addaha samafalka ka shaqeeya ee ka howl gala Gobalka Mudug.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdirashiid Xaashi Cartan ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay rajeynayaan in looga soo jawaabo cabashada qoysaska barakacayaashaa ee ku nool guud ahaan deegaanada Gobalka Mudug, isagoo sidoo kalena sheegay in maamulka Gobalku uu la xisaabtami doono Hay’addaha ku shaqade leh dhibaatooyinka laga cabanayo.

 

 

Previous Post

Shirka Todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir oo looga hadlay Amniga, Bilicda iyo Barnaamijka Is-xilqaan “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaannada Golaha Aqalka sare oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Kheyraadka Biyaha “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaannada Golaha Aqalka sare oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Kheyraadka Biyaha “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha Aqalka sare oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Kheyraadka Biyaha "SAWIRRO"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In